Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weriye Maxamed Axmed Teera”Madaxda Soomaaliya xukunta anaa Ka Magac Dheer”

Maxamed Axmed Teera oo ah Suxufi rug cadaaya islamarkaana horey usoo noqday Agaasimihii guud ee Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ka hor burburkii Dowladii dhexe ee Somalia ayaa khudbad uu jeediyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Reer Cabuudwaaq oo kasoo Horjeestay Maamulka loo Sameeyey Gobolada Dhexe.

Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa xalay lagu qabtay kulan looga soo horjeedo heshiiskii dabayaaqadii bishii July ee sanadkan lagu gaaray magaalada Muqdisho, kaas oo maamul mideysan loogu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

130-Ciidan Maraykan ah oo Ciraaq tegay.

Xog-hayaha difaaca ee dalka Mareykana Chuck Hagel, ayaa sheegaya in 130 ciidan oo Mareykan ah ay gaareen waqooyiga Ciraaq, si ay gacan uga geystaan xakameynta qatarta ka imaaneysa kooxaha Islaamiga ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo ka hadlay Cashuuraha iyo Maalgashiga...

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Dowladda Puntland mudane Axmed Yaasiin Saalax ayaa maanta ka hadlay Cashuuraha iyo maalgashiga dalka taasoo haddii la helo sare u qaadeysa Puntland. Mudane Axmed Yaasiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi ka Socda Qaramada Midoobay oo Muqdisho soo Gaarey.

Wafdi ka socda Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa  maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaasoo ay kulamo kula leeyihiin  madaxda dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo kuwa maamul...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariikh Nololeedka Madaxweyne Receb Erdogan.

Recep Tayyip Erdogan, waxuu ku dhashay deegaankaKasimpasa(udhaw stanbul) 26 february 1954 waxa uu la noolaa Ina-aderkii Danny inta unan uwareegin gobolka Raze. Erdogan waxuu inta badan noloshiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanadii Bedeli Lahaa Boosaskii ay Ka Geeriyoodeen Saado Cali-Shiikh...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof.Jawaari ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay Banaanyihiin Kuraastii Sadex Xildhibaan oo Muqdisho lagu dilay sanad Gudihiisa. War-Saxaafadeed kasoo Baxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharixiinta Maamulka Khaatumo ee Kala Ah Proff.Cali Khaliif Galeyr iyo...

Madaxweynihii hore ee Maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac idhasheel iyo Cali Khaliif Galeyr oo u sharaxan Madaxweynaha Khaatumo ayaa soo bandhigay waxqabadkooda hadii ay ku guuleystaan xilka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Machadka Al-Faaruuq ee Magaalada Gaalkacyo oo Sanad Dugsiyeed Cusub uu u...

Machadka Al-Faaruuq ee Magaalada Gaalkacyo oo Sanad Dugsiyeed Cusub uu u bilowday (Sawiro) Kadib fasixii Mudada Xagaaga ah ayaa Machadka Al-Faaruuq ee Daraasaatka Islaamka iyo Luqada Carabiga oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Proff.Cali Khaliif Galeyr oo ku Guuleystay Xilka Madaxweynimo ee Maamulka...

Waxaa mardhowayd lasoo Afmeeray Doorashashadii  Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Waxaana ku Tartamayey labo Musharax oo kala ahaa  Madaxwaynihii Hore ee Maamulka Maxamed Yuusuf Jaamac Indha-Sheel...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas oo Garoowe dib ugu Laabtay(Sawiro).

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo 9-8-2014-kii ka ambabaxay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland oo maalimihii lasoo dhaafay hawlo shaqo ku joogey magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi & Gudomiye Muungaab oo fooda is daray Xafladii...

Xaflad lagu soo dhaweeynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo lagu qabtay magaalada Caasimadda ah ee Stockholm ee Wadanka Sweden. Soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo Qodobo muhiim ah laga soo...

Maanta oo ay taariikhdu tahay 14 bisha ogoosto 2014 waxaa xarunta  Madaxtooyadda Dawladda  Puntland  ku shiray Golaha Wasiirada dawladda Puntland  shirkaas oo Khamiis’le ah. Iyadoo  dood dheer iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegayso:-Maanso La Magac Baxday Bal Yaa Suufiga Dirsaday.

Waa Maanso ku socota Somalichannel (Sababaha Xumaanta) Iyo barnaamijka Isir-Raaca Af-Soomaaliga oo la magac baday “BAL YAA SUUFIGA DIRSADAY ! ” Maansadu waa godka BAARCADAHA la yidhaahdo ee Carays...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo Kuwa Amisom oo Weerar ku qaaday Guriga Axmed...

Ciidamo ka tirsan kuwo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo sida la sheegay ay kaabayaan ciidanka nabad ilaalinta midowga AFRIKA ee AMISOM ayaa saakay weeraray guriga guddoomiyihii hore ee degmada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nin Shacab ah oo Magaalada Bosaaso lagu dilay.

Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Dowlada Puntland ayaa nin Askari ah waxa uu kuu dilay nin shacab ah. Ninka la dilay ayaa waxa uu ka mid ahaa Dareewalada  Gaadiidka ee Gobolada Puntland u kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Magacaabay Degmo Cusub oo Gobolka Mudug ka...

Degmada cusub ee Saaxo oo si buuxda uga mid noqotay gobolka Mudug. Qoraal kasoo baxay Xaafiiska Madaxweynaha dowlada Puntland Prof.Cabdiwali Maxamed Cali.(Gaas) ayaa loogu magacaabay degmada cusub ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Cusub ee Qaybta Booliiska Gobolka Bari oo Xilka La Wareegay(Sawiro).

Sii hayaha Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari Bari Gaashaanle Axmed Yuusuf Muuse ayaa maanta xilka ku wareejiyay Taliyaha cusub ee qaybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare Cabdixakiim Yuusuf...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay oo Taageeray Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe.

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inuusan qorshaha maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galguduud uu yahay mid aan wax saameyn ah ku yeelan doonin maamulka Puntland. Ergeyga xog-hayaha guud ee Qaramada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawiro Howlgalkii Maanta ee Degmada Wadajir-Muqdisho.

Howlgalkii saaka ay Ciidamda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen Degmada Wadajir ayaa waxaa looga gol lahaa xaqiijinta amaanka magaalada Muqdisho kaas oo ku saleysan qorshaha Dowladda...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live