Ciidanka Puntland oo dib ula wareegay deegaanka Af Urur.
Ciidammada Puntland oo dabayaaqadii bishii hore isaga baxay deegaanka Af Urur ee gobolka Bari ayaa dib halkaa ugu laabtay.Muddo labo toddobaad ku dhow ayaa deegaanka waxaa gacanta ku hayay ururka...
View ArticleColl.Caare Oo Sheegay in uu Gurigiisa ku Weerarayo G.Gobolka Sanaag.
Col. Siciid Cawil Jaamac Caarre oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa gebi ahaanba beeniyay war ka soo baxay Somaliland oo sheegtay in uu debadda u...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo Bogaadiyey Guulaha Qaran ee Ciyaaraha Fudud.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirrigelin iyo maamuus ah ugu sameeyey Orodyahanno Soomaaliyeed oo billado...
View ArticleMadaxweyne Ku xigeenka Puntland oo magaalada Qardho ka dhagax dhigay...
Kusimaha Madaxweynaha dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magaalada Qardho ka dhagax dhigay laba waddo oo laami ah iyo deyr wayn oo laga dhisayo...
View ArticleDeni oo Adiss Ababa Kulan kula Qaatay Masuuliyiinta Shirkadda Duulimaadka...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Adiss Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya masuuliyiinta shirkadda duulimaadyada Itoobiyaan...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Booqday Saldhigga ciidammada Puntland ee...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa booqashadii u horreysay ku tagay deegaanka Af Urur ee gobolka Bari, halkaa oo labadii toddobaad ee u dambeysay ay maamullayeen ururka...
View ArticleMadaxweynaha oo ku bogaadiyey Maamulka Gobolka Banaadir doorka ay ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka dhegeystay Guddoonka iyo Hawlwadeennada Gobolka Banaadir warbixin ku saabsan waxqabadkooda iyo qorshaha...
View ArticleDowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo gaaray heshiis 42 Million oo Yuuro.
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa munaasabad uu goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliaya oo Muqdisho lagu qabtay waxa ay maanta si wadajir ah ugu saxiixeen heshiiska...
View ArticleBAARLAMANKA PUNTLAND OO DIB UGU NOQONAYA HESHIISKA DP WORLD EE DEKEDDA BOOSAASO.
Ajandaha kal-fadhiga Baarlamanka Puntland oo shalay la ansixiyay, ayaa lagu daray qodob ku saabsan, in dib u eegis lagu sameeyo, heshiiska ballaaarinta iyo dhismaha dekedda Boosaaso oo ay xukuumaddii...
View ArticleWasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay...
Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad muhiim ah oo arrimo badan uu uga hadlay ka jeediyay shir-weynaha shaqada...
View Article