Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live

Wasiirka Maaliyadda, Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya oo...

Axad, 09, Dec, 2012…Wasiirka Maaliyada, Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Maxamuud Xasan Suleemaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Wasiirka ayaa ka mid ahaa waftigii Madaxweynaha u...

View Article


Ogeysiis Muhiim Ah :Jaaliyada Maakhir ee ku Dhaqan Wadanka Ingiriiska.

Waxaa La Ogaysiinayaa Jaaliyada Reer Maakhir Ee Ku Nool wadanka ingiriiska Inuu Dhicidoono Shirwayne Looga Arinsanaayo Arimo Mu Hiima Shirkaas oo loogu magcaabo shirkii midnimo ee jaaliyada reer...

View Article


Ciidamada Dowlada Puntland oo Cagta Mariyay Fariisimo Waaweyn oo Shabaab ku...

Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowlada Puntland ayaa lagu sheegay in Howlgalo gaar ah ay iska kaashadeen Ciidamada Daraawiishta  Puntland iyo kuwa la dagaalanka Argaxisada ay ka fuliyeen Fariisimo ay...

View Article

Amb.Mahiga “Suxufiyiinta waxaa loo beegsadaa saddex arrimood”

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Dr. Augustine Mahiga ayaa khudbad uu ka jeediyay Munaasabad lagu maamuusayay Maalinta xuquuqda aadanaha Aduunka oo ka...

View Article

Jifi ka mid ah Beesha Ciise Maxamuud oo Cambaareysay Been abuur laga Sameeyey...

Shir ballaaran oo ay yeesheen Jifi ka mid ah Beesha Ciise Maxamuud ayaa waxaa looga hadley qoraal la sheegey in uu ahaa Been abuur kaas oo la faafiyay, waxaana shirkan joogey Nabadoono iyo Waxgarad...

View Article


Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ka qeybgalay Munaasabad lagu qabtay Garoonka...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta  ka qaybgalay munaasabad ka Lagu qabtay  Garoonka Diyaaradaha Bossaso oo looga dhawaaqey balaarintiisa. Wasiiro ka tirsan...

View Article

Puntland Commandos Raid Al Shabaab Operations Base in Golis Mountains .

Puntland commandos raided an Al Shabaab terrorist group operations base, penetrating deep in the Golis Mountains Range in a well-planned and executed operation involving Puntland troops, hours of...

View Article

Madaxweyne Xassan: Dekedaha ku yaal Magaalooyinka Berbera...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay leedahay Afar Dekedood oo waaweyn iyo garoomo, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Dekadda Berbera, Boosaaso, Muqdisho iyo Kismaayo,...

View Article


Bosaaso:Urur Cusub oo Kusoo Biiray Saaxada Siyaasada Puntland(Sawiro).

Magaalada Bossaso xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta waxa looga dhawaaqey Urur cusub oo ku soo biirey saaxada siyaasada Puntland kaasi oo lagu magacaabo Midnimo. Masuuliyiin ,waxgarad ,aqoonyahano...

View Article


Baarlamaanka Soomaaliya oo su’aalo weydiiyay Wasiirada Arrimaha dibada iyo...

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa fadhi uu maanta ku yeeshay xarunta Golaha shacabka waxaa ku hortagay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo Wasiirka...

View Article

War Deg Deg Ah :Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti oo Muqdisho Soo Gaarey.

Guddomiyaha baarlamanka dalka Jabuuti Idiris Aar Naaquud Cali iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka soo degey maanta garoonka dayuuradaha magaalada Muqdisho. Wafdigan ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka...

View Article

Fariinta Todobaadka iyo Gudoomiye Abuukar Cawaale(Video).

Xero Cusub oo Qaadka lagu gado laguna Cuno oo kabaxsan Magaalada oo laga furi doono Magaalada Muqdisho Xeradaas oo loo bixiyey   ‘Qaylo Badan’ furitaanka xeradaas ayaa waxaa larajaynayaa inay yarayso...

View Article

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ka qeybgalay Xaflad wacyigelin ku Saabsan...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta  kaga qaybgalay Hotel Panorama magaalada Bossaso xaflad la isku wacyigelinayey dhibaatada Gudniinka Fircooniga uu hablaha u...

View Article


Hambalyo Meher:Siciid Xuseen iyo Ilhaam Qaasim Maxamed iyo Bashiir Ciise Cali...

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Raadreeb.com Meel Walba oo ay kala Joogaan Waxay Hambalyo Meher Udirayaan Lamaanayaasha Kala Ah : 1-Siciid Xuseen Siciid (Nugus) iyo Murwadiisa Ilhaam Qaasim...

View Article

Dowlada Maraykanka oo aqoonsatay Mucaaradka Suuriya.

Dowladda Mareykanka ayaa u aqoonsatay mucaaradka Suuriya inay yihiin wakiilka rasmiga ah ee dadka reer Suuriya. Wareysi uu siiyay telefishin Mareykan ah ayaa Madaxweyne Barack Obama waxa uu sheegay in...

View Article


Mashruuc Loogu Magac daray Waxbarashadu waa Iftiin oo Garowe lagu...

Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland ayaa Maanta  waxa lagu qabtay  mashruuca Loogu Magacdaray Waxbarashadu waa iftiin “Education is Light”oo ay maalgelinayso Midowga Yurub,waxaana fulintiisa...

View Article

Markii Dunida ugu weynaa oo Qaarada Yurub Soo Gaarey(Video).

Markabka lagu magacabo MARCO POLO kana yimid Hongkong ayaa ku soo xirtay Dekada magaalada Southampton ee dalka Ingiriiska. Markabkaan oo sida 16.000 oo Kontainer waa Markabka Dunida ugu weeyn oo...

View Article


Ra’iisulwasaare Saacid oo Maanta Dhamaystiray Golihiisa Wasiirada.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa dhameystiray Golihiisa Wasiirada, iyadoo maanta wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa lagu magacaabay Wasiiru dowlayaasha iyo wasiir kuxigeenada ka...

View Article

C/laahi Xassan Abshir(Cadami) oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Waxbarashada Ee...

Wareegto Kasoo Baxday Wasaarada Waxbarashada Dowlada Puntland ayaa Gudoomiyaha Waxbarashada ee Magaalada Bosaaso Waxaa Loogu Magacaabay C/laahi Xassan Abshir (Cadami). Mudane C/laahi Xassan Abshir ayaa...

View Article

Hambalyo Dhalasho oo Farxad Leh.

Hambalyo Dhalasho. Taariikhdu Markay Ahayd 07-12-2012  Waxaa Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Deegaanka Somalida Ethiopia Uu Dhowaan Wiil Ugu Dhashay :Bashiir Shiikh Cumar     Iyo       Hibo Xasan Axmed...

View Article
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live