The Prime Minister of Somalia completes the cabinet today.
The Prime Minister of Somalia completes his cabinet today The Prime Minister of Somalia Dr. Abdi Farah Shirdon ( Saacid) has appointed today five Minister of State and 20 Deputy Ministers. That comes...
View ArticleTartan Aqooneed Laga Bilaabay Iskuulada Degmada Waaciye ee Gobolka...
Tartan aqooneed ayaa Maanta ka Bilow may Iskuulada Kala Duwan ee Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar. Tartan Aqooneedkaan ayaa ahaa mid u dhaxeeyey Ardayda Waxkabarta dugsiyada kala ah Waaciye...
View ArticleTacsi Tiiraanyo Leh Marxuum Muuse C/raxmaan Sugulle.
Waxaa Salaadii Makhrib ka dib ku Geeriyooday Magaalada Bosaaso Allaah ha u Naxariistee Marxuum : Muuse C/raxmaan Sugulle , inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun. Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha...
View ArticleGudoomiye Abuukar Cawaale oo Abaalmarin Ku Guulaystay(Video).
Gudoomiyaha la Dagaalanka Qaadka Ahna Weriye ka Tirsan Tv-ga Somalichanel Ahna Macalin Iskuul Mudane Abuukar Cawaale ayaa Abaalmarin Waxa lagu Gudoonsiiyey Barnaamijka Daldhis ee uu Agaasimaha ka...
View ArticleDowlada Talyaaniga oo Sheegtay inay Puntland kala shaqayn doonto Sugida Amniga.
Dowlada Talyaaniga ayaa sheegtay inay Puntland kala shaqayn Doonto Sugida Amniga Guud ee Degaanada Puntland. Safiirka dowlada talyaaniga uqaabilsan somaliya Andrea Mazzela ayaa waxa uu sheegay in...
View ArticleWar Deg Deg Ah:Wasiir ku xigeenka Maaliyada iyo Qorshaynta Soomaaliya oo Is...
Wasiir kuxigeenkii Wasaarada Maaliyada iyo Qorsheynta Abuukar Xasan Cali (Sheekh Abuukar Maqaney) ayaa iska casilay xilkiisa, kadib markii uu la mid ahaa 20-kii wasiir kuxigeeno ee uu shalay soo...
View ArticleJaaliyadda Finland oo Taageertay Nidaamka Axsaabta iyo Nabadda Puntland.
Ka dib markay jaaliyaddu iska aragtay, kana shireen, waxna is dheheen arrimaha nabad gelyo iyo siyaasadeed ee ka taagan deegaanada Puntland, jaaliyaadu waxay isla garteen inay lagama maarmaan tahay in...
View ArticleUSA:Nin Toogasho ku dilay ugu Yaraan 28 Qof oo Arday u Badan.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Newtown ee gobolka Connecticut ee dalka Maraykanka ayaa Waxay Sheegayaan in dugsi hoose oo ku yaal magaaladaas ay ka dhacday toogasho kadib markii uu nin hubaysan...
View ArticleTacsi Tiiraanyo Leh: Marxuum Dr.Muuse C/raxmaan Sugulle.
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajucuun: Marxuum Muse Abdirahman Sugule oo ku geeriyooday Boosaaso. Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajucuun: Tacsi tiiranyo leh: Annagoo kala ah: Eng Abirahman Maxamuud...
View ArticleDadweynaha Reer Puntland oo tira Koob Lagu Sameyn Doono.
Dadweynaha Reer Puntland ee ku dhaqan Degaaanada Puntland ayaa Waxa Lagu Sameyn Doono Tira Koob Guud. Wasaaradda qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah Puntland ayaa bilaabaysa tiro-koob lagu...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya Kulankoodii ugu Dameeyey Sanadkan...
Baarlamaanka soomaaliya ayaa yeelanaya kulamadoodii u dambeeyay ee sanadkan sii dhamaanaya, si ay u ambaqaadaa dood ku saabsan qorshe howleedkooda afarta sano ee soo socota. Xildhibaanada baarlamaanka...
View ArticleCiidamada Badda Puntland oo ku Howlan Furashada Markab Afduub loo Haysto.
Ciidamada Puntland oo ku Howlan Furashada Dad Markab ku Afduuban WAR SAXAAFADEED 15 December 2012 Ciidamada Badda Puntland oo ku howlan la dagaalanka burcad-badeeda ayaa weeraray markab afduuban oo...
View ArticleBeesha Cowlyahan Calisaleebaan oo Beeniyay War Lagaga Been Abuurtay(Sawiro).
Magaalada Bossaso Xarunta gobolka Bari ayaa maanta waxa shir saxaafada ugu qabtey Issimo ,Waxgarad iyo aqoonyahano ka soo jeeda Beesha Cawlyahan Cali Saleebaan oo ka mida Beelaha Dega Gobolka Bari....
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyey 15-Gudi oo Baarlamaanku Yeeshay.
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho kuyeeshay kulankoodii 34aad ee kalfadhiga 1aad ayaa ka hadlay sidii loo habeyn lahaa gudiyada baarlamanka iyadoo warbixino laga dhageystay Gudi...
View ArticleAkhriso Wasiir ku xigeenada iyo Wasiirudowlayaasha Cusub Beelaha ay Kasoo...
Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa beelaha iyo jafooyinka ay ka soo kala jeedaan wasiir ku-xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha cusub ee maalintii khamiistii uu magacaabay Raiisul wasaaraha Somaliya...
View ArticleShiikh Cali Dheere:”Mareykanka Sirdoonkoodii Muqdisho ayay ku soo wareejiyeen”
Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Sheekh Cali Dheere) ayaa sheegay in Mareykanka iyo xulufadiisa ay u soo jeesteen inay dagaalo la galaan Al-Shabaab, kadib markii xarumihii ay...
View ArticleBeel la sheegay in uu kasoo jeedo Wasiir kuxigeen ka mid ah Xukuumada oo...
Beel la sheegay in uu kasoo jeedo wasiirku xigeen ka mid ah Xukuumada ayaa Cabasho Xoogan ka Muujiyey in ruux aan Haybtooda ahayn Loo Magacaabay Xubintoodii Wasiirnimo. Jamaal Axmed Barrow oo u...
View ArticleCiidamada Dowlada Puntland oo Gacanta ku dhigay Sahay Loo Waday Al-shabaabka...
Ciidamada Amaaanka ee Dowlada Puntland ayaa gacanta ku soo dhigey sahay loo wadey dagaalyahanada Al-shabaab ee Galgala ku sugan ,iyadoona la xirxirey dadkii ku howlanaa fududeynta...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Jabuuti u Dhoofay.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Jabuuti. Safarka Wafdiga Madaxweynaha ayaa la Xariira ka qeybgalka sanad guuradii 40aad ee ka soo...
View ArticleMunaasabad Lagu Xusayo Xuquuqda Dameerka oo Muqdisho Lagu qabtay(Sawiro).
Waayadan danbe ayaa Soomaaliya waxaa kusoo badanaaya xusida maalmaha iyadooda maalin kasta oo ku jirta sanadka iyo bishiiba loo asteeyay maalin gooni ah. Hadaba maanta ayaa waxaa magaalada muqdisho...
View Article