Tartan aqooneed ayaa Maanta ka Bilow may Iskuulada Kala Duwan ee Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar. Tartan Aqooneedkaan ayaa ahaa mid u dhaxeeyey Ardayda Waxkabarta dugsiyada kala ah Waaciye primary and intermediate School iyo Garaar Secondary School. Dugsiga Hoose waaciye waxaa Metelayey fasalka 8-Aad oo Qura. Waxa uu Tartanku u Dhexeeyay Fasalada 8-Aad iyo form-3 [...]
↧