Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyey 15-Gudi oo Baarlamaanku Yeeshay.

$
0
0
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho kuyeeshay kulankoodii 34aad ee kalfadhiga 1aad ayaa ka hadlay sidii loo habeyn lahaa gudiyada baarlamanka iyadoo warbixino laga dhageystay Gudi farsamo oo kakoobnaa 5 qof kuwaas oo kuhowlanaa dib uhabeynta gudiyada baarlamanka islamarkana la isku waafajinlahaa gudiyada iyo wasaaradaha waxaana ay xubnaha baarlamanku maanta soo hordhigeen 15 gudi oo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369