Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Beesha Cowlyahan Calisaleebaan oo Beeniyay War Lagaga Been Abuurtay(Sawiro).

$
0
0
Magaalada Bossaso Xarunta gobolka Bari ayaa maanta  waxa shir saxaafada ugu qabtey Issimo ,Waxgarad iyo aqoonyahano ka soo jeeda Beesha Cawlyahan Cali Saleebaan oo ka mida Beelaha Dega Gobolka Bari. Shirkan ayaa ahaa mid ay ku beeninayeen bayaan dhowaan lagu soo daabacay Baraha Internetka kaasi oo looga soo horjeedey nidaamka Axsaabtada badan iyo waxqabadka xukuumadda [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles