Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa beelaha iyo jafooyinka ay ka soo kala jeedaan wasiir ku-xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha cusub ee maalintii khamiistii uu magacaabay Raiisul wasaaraha Somaliya taaso uu ku dhameystiray xukuumadiisa cusub, waxayna kala yihiin sidatan:- 1-Faarax Sheekh C/qaadir Wasiiru dowlaha Madaxtooyada, (Beesha Shanaad/Reer Aw-Xasan). 2-Dr. Maxamed Nuur Gacal Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda,(Hawiye/Murasade). 3- Mahdi [...]
↧