Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya Kulankoodii ugu Dameeyey Sanadkan 2012.

$
0
0
Baarlamaanka soomaaliya ayaa yeelanaya kulamadoodii u dambeeyay ee sanadkan sii dhamaanaya, si ay u ambaqaadaa dood ku saabsan qorshe howleedkooda afarta sano ee soo socota. Xildhibaanada baarlamaanka ayaa saaka u dareeray xarunta golaha shacabka, iyagoo ka arinsan doono qorshe howleedka, waxaana lagu wadaa inay meel mariyaan. Xogheynada baarlamaanka ayaa u sheegay warbaahinta in ajandaha horyaala [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles