Dadweynaha Reer Puntland ee ku dhaqan Degaaanada Puntland ayaa Waxa Lagu Sameyn Doono Tira Koob Guud. Wasaaradda qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah Puntland ayaa bilaabaysa tiro-koob lagu samaynayo dhamaan dadka reer Puntland oo ku nool,dhamaan gobollada,degmooyinka,tuulooyinka iyo baadiyaha, si loo helo gobol kasta tirada ku nool & inta codaynata ka qaybqaadaneysa. Ku simaha agaasimaha guud [...]
↧