Dowlada Talyaaniga ayaa sheegtay inay Puntland kala shaqayn Doonto Sugida Amniga Guud ee Degaanada Puntland. Safiirka dowlada talyaaniga uqaabilsan somaliya Andrea Mazzela ayaa waxa uu sheegay in dawladiisu ay walaac ka muujinayso dagaalyahanada xarakada Al-shabaab ee ku qulqulaya buuralayda Galgala Safiirka oo qoraal ka soo saaray war-saxaafadeed dhawaan maamulka puntland kadirtay howlgalo ciidankeedu ka sameeyay [...]
↧