Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Sadex Qarax oo ka Dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.

Sadex Qarax oo is xig xigay ayaa Caawa ka dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi. Saddex qarax ayaa lagu soo warramayaa inay caawa ka dhaceen Baar lagu caweeyo oo ku yaalla dhabarka dambe ee...

View Article


Wasaaradda Caafimaadka Puntland Oo Deegaano ka tirsan Gobalada Mudug iyo...

Kooxda la dagaalanka cudurka duumadda ee Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa degmooyin iyo tuulooyin ka tirsan Gobalada Mudug iyo Nugaal waxay ka ka wadaan Cudurka duumadda oo  Dadka laga baarayo...

View Article


One seriously injured in yet another eastleigh blast.

At least one person has been injured in a blast in Eastleigh’s Mlango Kubwa area in Nairobi. Raadreeb.com learnt that a man on foot hurled a grenade at a crowd 15 meters from Al Hidaya Mosque, where a...

View Article

BAAQ: Ragga gooddinaya ma qallaa ku jira mise naqtiin bay rabaan?!?!

“Baaq ku wajahan xaaladda cakiran ee Puntland” Ku: Waxgaradka & Isimada Puntland Ku: Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland Ku: Mucaaradka Puntland Og: Qurbajoogta & Qaybaha kala duwan ee Bulshada...

View Article

Boqol beri kaddib Prof. Garguurtoow barasho wanaagsan!! “Waa jugjug meeshaada...

Boqol beri kaddib Prof. Garguurtoow barasho wanaagsan!! “Waa jugjug meeshaada joog” (Faallo) Inkastoo wakhti aad u fara badan la naawilayay ama la rajeynayay sidii mar uun looga bixi lahaa xilligii...

View Article


Al-Shabaab: Agana Nama Matalo Abuur Mansuur Al-Amrikii.

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay in Abuu Mansuur Al-amriiki uusan ku hadli karin magaca dagaalyahanada ajaaniibta ee ka bar bar dagaalanta Al-Shabaab, kadib bayaan ka soo baxay Xafiiska warfaafinta...

View Article

Axmed Cigaal Cawaale oo loo Dhaariyay Xildhibaan Baarlamaan oo Puntland ah.

Waxaa maanta oo isniin ah xubin  xildhibaanimo loo dhaariyay Axmed Cigaal Cawaale oo mar soo noqday wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha  iyo Ciyaaraha Puntland. Xildhibaan Cawaale...

View Article

Agaasimihii Guud ee Hay’adda Daryeelka Bulshada Puntland oo Shaqadii Laga...

Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlada Puntland G.C/samad Cali Shire ayaa Waxa Maanta  Shaqadii Si Kumeel Gaar ah  Looga Joojiyey Agaasimihii Guud ee Hay’adda Daryeelka Bulshada...

View Article


Ciidamada Dowladda iyo kuwa Kenya oo saaka la wareegay deegaanka Kudhaa ee...

Ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa saaka la wareegay gacan ku heynta deegaanka Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose, kadib markii ay isaga baxeen Xoogaga Al-Shabaab....

View Article


Ciidamada Kala Duwan ee Dowlada Puntland oo Xaflad Dhiiri Gelin ah Bosaaso...

Ciidamada Kala Duwan ee Dowlada Puntland ayaa Xaflad Dhiirigelin ah Xalay Loogu qabtay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Xarunta Madaxtoyada Puntland ee magaalada Bossaso ayaa habeenimadii...

View Article

Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay Wada haladii Dowlada Soomaaliya.

Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay Diyaar u yihiin wada Hadaladii Dowlada Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliland Dr Max’ed C/llaahi Cumar oo warbaahinta la hadllayay ayaa sheegay in...

View Article

Tahriibayaal Dooni kula Degtay Xeebta Magaalada Bosaaso oo Cispitaalka la...

Digniin:Sawirada Hoose ha Isku Daawan Hadii Aad Tahay Qof aan Xamili Karin Daawashadooda. Tahriibayaal Soomaali iyo Ithopian isugu jira ayaa Dooni Waxay kula soo Caariday Xeebta Magaalada Bosaaso ee...

View Article

Sanad Guurada 40-aad Qorista Afka Soomaliga “Maqaal”.

Sanad guurada 40-aad qorista Afka Soomaliga “Maqaal” 1972-kii waxay ahayd markii ugu horaysay ee laqoro afka soomaliga,oo wixii xiligaas ka horeeyay aan la hir gelin kadib markii ayguulo wax ku ool ah...

View Article


Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta loo qeybiyay Miisaaniyada sanadka 2013-da.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa loo qeybiyay miisaaniyada sanadka 2013-da, kaasoo ay soo diyaarisay Wasaarada Maaliyada Xukuumada...

View Article

Kulan Looga Hadlayo Dhibaatada Burcadbadeeda oo Garoowe ka Furmay(Sawiro).

Kulan Ballaaran oo Looga Hadlay Dhibaatada Burcad Badeeda ayaa Maanta Waxa uu ka furmay Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire...

View Article


Danjire Ameeriko ”Waan ka Xunahay in Soomaalida loo xirxiro Qaraxyadii Islii”.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Amb. Maxamed Cali Ameeriko ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dad badan oo Soomaali ah, oo aan wax lug ah ku laheyn qaraxyadii Islii loo xir xiro. Danjire...

View Article

Beenin War ay Daabacday Warbaahinta Horseedmedia ee Mucaaradka Puntland.

Warbaahinta Puntland qaar kamid ah ayaa maanta baahiyey in Cuqaal iyo Waxgarad kasoo jeeda gobolka Bari gaar ahaan beesha Dishiishe lagu xiray caasimadda Garoowe ee Puntland. Warkaas oo ah mid aan sal...

View Article


Wasiirka Dekedaha Puntland oo ka Hadlay Furashada Asxaabta Siyaasada...

Wasiirka Dekedaha Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcad Badeed Puntland Eng.Siciid Maxamed Raage ayaa ka hadlay Furashada Asxaabta Siyaasada Puntland iyo Fursadaha ay Leeyihiin Furashadoodu. Wasiir...

View Article

Qaaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Holland oo Cabsi Xoogleh Soo...

Qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalka Holland ayaa waxa soo wajahday cabsi iyo wel wel hor leh ka dib hadal ka soo yeeray xoghayaha cadaalada ee dalka Holland oo uu ku sheegay in qaxootiga Soomaaliyeed...

View Article

Markab Habeen Hore laga Afduubtay Xeebta Magaalada Bosaaso oo Lasoo qabtay.

Markab Habeen Hore laga Afduubtay Xeebta Magaalada Bosaaso ayaa Xalay Sadqii Dhexe lagu Guulaystay Soo Qabashadiisa. Markab kan oo laga Leeyahay Waqooyiga Korea oo Mudo Sadex Todobaad ah ku sugnaa...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live