“Baaq ku wajahan xaaladda cakiran ee Puntland” Ku: Waxgaradka & Isimada Puntland Ku: Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland Ku: Mucaaradka Puntland Og: Qurbajoogta & Qaybaha kala duwan ee Bulshada Puntland Og: Waxgaradka Soomaaliweyn. Indhowaalaba waxaa isoo gaarayay arrimo aanan maqalkooda jeclaysan oo ku saabsan Puntland. Waxaan in badan nafta ku qancin jiray in arrimahaasi aysan ahayn [...]
↧