Munaasabad lagu xusayo 69-Guuradii Aas-Aaska Ciidanka Booliiska oo Muqdisho...
Xarunta Akademiyada ciidanka Booliska Jen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka ka socota qabanqaabada xaflad lagu maamuusayo maalinta 20-ka Disembar oo ku beegan 69-guuradii ka soo wareegtay...
View ArticleMadaxda Dowlada Puntland oo Bosaaso ka qaybgalay xuska Sanadguuradii 69-Aad...
Madaxda Dowlada Puntland ayaa maanta kaga qaybgalay Xuska Sanadguurada 69-aad ee ka soo wareegtey Asaaskii ciidanka BooliIska Soomaliyeed. Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed...
View ArticleUrur Siyaasadeed Cusub oo Garoowe Lagaga Dhawaaqay.
Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland ayaa Caawa lagaga dhawaaqey Urur siyaasadeed cusub oo ka qayb ka noqonaya kuwa horey ugu jirey saaxada siyaasada Puntland. Urur siyaasadeedka GAHAYR ayaa...
View ArticleWafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo Nairobi ku Sugan.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho labo cisho uga bilaabatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha...
View ArticleXarakada Al-shabaab oo ku Guuleysatay qaboojinta dagaal u dhaxeeyey Labo...
Xarakada Al-Shabaab ee Ka Arimisa Gobolka Galgaduud ayaa ku guuleysatay qaboojinta dagaal u dhaxeeyay labo Beel oo walaalo ah oo dhowaan ka dhacay Deegaano katirsan Gobolka Galgaduud. Al-Shabaab ayaa...
View ArticleWasiirada Haweenka Puntland oo Dhagaxdhigtay Xarunta Haweenka Ee Degmada...
Wasiirada Haweenka ee Dowlada Puntland ayaa Maanta Gelinkii Dame Waxay Dhagax dhigtay Xarunta Haweenka ee Degmada Waaciye. Wafdi Balaaran oo ay Hogaaminayso Wasiirada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Ee...
View ArticleMadaafiic xalay lagu Garaacay Agagaarka Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaafiic ayaa xalay abaarihii 1-dii habeenimo ku soo dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo aan la ogeyn halka jiho ahaan laga soo tuuray. Bartilmaameedka madaafiicdan ayaa ahaa Xarunta...
View ArticleJaaliyada Puntland ee ku dhaqan Magaalada Bristol oo Baaq Kasoo Saartey...
Jaaliyada Puntland ee ku Dhaqan Magaalada Bristol ee Cariga Ingiriiska ayaa Waxay soo Saartey Baaq ku Saabsan Wakhtiga Kala Guurka ee Puntland. Baaqa Jaaliyadu soo Saartey ayaa u qornaa Sidatan Hoose...
View ArticleFadeexad Weyn oo ka dhacday Soo dhoweyntii Gen.Cade Muuse ee Magaalada Bosaaso.
Fadeexad weyn ayaa Maanta Waxay ka dhacday Soo dhoweyntii Madaxweynihii Hore ee Dowlada Puntland Gen.Cade Muuse Xirsi oo Magaalada Bosaaso soo Gaarey Maanta. Soo dhoweyntii Ex-Madaxweyne Cade Muuse...
View ArticleGudi dib u eega heshiiskii dhinaca mulateriga ee Soomaaliya iyo Turkiga oo la...
Gudoonka Baarlamaanka ayaa maanta maanta magacaabay gudi dib u eegis ku sameeya heshiiskii dhinaca milateriga oo ay wada gaareen Wasiirada Difaaca Soomaaliya iyo Turkiga ku saxiixeen magaalada Istanbul...
View ArticleCade Muuse:Anigu Waxaan u imid ka shaqaynta Nabadgelyada Puntland (Video).
Madaxweynihii Hore ee Dowlada Puntland Gen.Maxamuud Muuse Xirsi(Cade Muuse) ayaa maanta soo Gaarey Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Ujeedka Safarka Maxamuud Muuse Xirse(Cade Muuse) ayaa ah...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Dalbaday in qaaxootiga Soomaaliyeed dalka dib...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay kulan la qaatay Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Nairobi ayaa sheegay in dowladda Kenya isku afgarteen sidii qaxootiga Soomaalida...
View ArticleDood kulul oo Dhexmartay Dowlada Puntland iyo Mucaaradkeeda(Dhegayso).
Dood kulul ayaa Waxay Dhexmartay Masuuliyiin ka Tirsan Dowlada Puntland iyo Koox Mucaarad ku ah Dowlada. Doodan ayaa waxa ka qeybgalay Wasiirka Warfaafinta Dowlada Puntland Eng.Maxamuud Ceydiid Dirir...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo Maanta laga saaray Fadhigii Baarlamaanka...
Waxaa Maanta Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho fadhi kulahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya iyadoona intii uu kulanka socday fadhiga laga saaray Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya...
View ArticleCiidamada Dowlada Puntland oo soo Furtay Dad Afduub loogu Haystay Markabka MV...
Ciidamada Dowladda Puntland oo muddo labo-isbuuc ah ku hareeraysanaa markabka MV Iceberg 1 oo burcad-badeed Soomaaliyeed ay madaxfurasho ugu haysteen xeebaha Puntland muddo ku dhow 3-sano ayaa maanta...
View ArticleSarkaal ka Tirsan Booliiska Puntland oo Garoowe Lagu Diley.
Nin bastoolad ku hubeysnaa ayaa caawa magaalada Garoowe waxa uu ku toogtay Gaashaanle sare Cabdullaahi Xuseen oo ka mid ahaa saraakiisha booliska ee Nugal. Alla Ha u naxariistee Marxuumka la dilay ayaa...
View ArticleDooni Ganacsi oo ku degtay Xeebaha Gobolka Bari.
Iyadoo roobab wata dabeylo laga soo sheegayo deegaanada gobolka Bari ee dhinaca xeebta ayaa dooni u rarneyd Ganacsato Soomaaliyed saaka ku degtay agagaarka deegaanka Bandar-beyla. Sida uu xaqiijiyay...
View ArticleSaxaafada oo Maanta Loo diidey inay Goob Joog ka Noqoto Kulanka Baarlamaanka...
Wararka aanu ka heleyno Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Saxaafada gabi ahaan loo diiday in ay Gasho Xarunta Golaha shacabka oo xiligan uu kasoconayo kulan looga...
View ArticleMagaalada Garoowe oo lasoo Gaarsiiyey 22-Ajaanib ah oo Burcadbadeed Laga soo...
Waxaa galinkii danbe ee Maanta magalada Garowe xarunta Dowlada Puntland la soo gaarsiiyay 22-kii ajaanibta ahaa oo laga soo bad baadiyay gacanta burcad badeedka,waxana hogaaminayay Taliyaha ciidanka...
View ArticleShirweynihii Jaaliyada Reer Maakhir oo London Lagu Qabtay(Sawiro+Video).
Waxaa Lagu Qabtay Dalka Ingiriiska shirweynihii Jaaliyada Reer maakhir ee Ku Dhaqan Cariga Boqortooyada Ingiriiska. shirkaas oo looga had laayeyarimo badan oo mu hiima ,shirkaas oo ay ka soo qayb...
View Article