Madaxweynihii Hore ee Dowlada Puntland Gen.Maxamuud Muuse Xirsi(Cade Muuse) ayaa maanta soo Gaarey Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Ujeedka Safarka Maxamuud Muuse Xirse(Cade Muuse) ayaa ah ka shaqaynta Nabadgelyada Guud ee Degaanada Puntland. Gen.Cade Muuse oo Shir jaraaid ku qabtay Hoyga uu ka degan yahay Magaalada Bosaaso ayaa sheegay in uu la kulmi dooni [...]
↧