Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay kulan la qaatay Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Nairobi ayaa sheegay in dowladda Kenya isku afgarteen sidii qaxootiga Soomaalida dalkooda dib loogu celin lahaa. Kulankan oo ahaa mid ballaaran oo ay ka qeyb galeen ganacsatada Soomaalida iyo qeybaha kale ee Jaaliyada dalkaas ku dhaqan ayaa looga hadlay [...]
↧