Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Saxaafada oo Maanta Loo diidey inay Goob Joog ka Noqoto Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya.

$
0
0
Wararka aanu ka heleyno Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Saxaafada  gabi ahaan loo diiday in ay Gasho  Xarunta Golaha shacabka oo xiligan uu kasoconayo kulan looga doodanayo Miisaaniyada Dowlada. Wariyaasha ayaan lagu celiyay banaanka Xarunta waxaana kulanka loo ogolaaday kaliya in ay galaan Wariyaasha Radio Muqdisho oo ku hadla Afka Dowlada [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles