Waxaa galinkii danbe ee Maanta magalada Garowe xarunta Dowlada Puntland la soo gaarsiiyay 22-kii ajaanibta ahaa oo laga soo bad baadiyay gacanta burcad badeedka,waxana hogaaminayay Taliyaha ciidanka bada Puntland,taliye ku xigeenka ciidanka biliiska Puntland,La-taliyaha madaxwaynaha dhanka saxaafada iyo saraakiil kale. Saxaafada ayaa loo soo bandhigay dadkaani ajaanibta ah oo u kala dhashay wadamo dhowr ah,waxaana [...]
↧