Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Munaasabad lagu xusayo 69-Guuradii Aas-Aaska Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ka socota.

$
0
0
Xarunta Akademiyada ciidanka Booliska Jen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka ka socota qabanqaabada xaflad lagu maamuusayo maalinta 20-ka Disembar oo ku beegan 69-guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay ciidanka Booliska Soomaaliyed. Waxaa lagu wadaa in xafladaas ay ka soo qeyb galayaan qaar ka mid ah madaxda ugu sareysa dowlada, wasiiro xildhibaano saraakiil [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles