Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

GUMEYSIGA QAADKA IYO KA GILGILASHADA GALMUDUG.

GUMEYSIGA QAADKA IYO KA GILGILASHADA GALMUDUG. In kabadan 7 sano ayaan qaylo dhaan ,waaaweey iyo ariga weerbaa kujira ( QAADKA ) ugu qaylo dhaaminaynay shacab weynaha Soomaaliyeed iyadoo shacabku si...

View Article


Baarlamaanka Soomaaliya oo isku mari la’a Ansixinta Miisaaniyada Sanadka 2013.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa wali go’aan ka gaari la’ miisaaniyada sanadka 2013, kaasoo ay soo gudbisay Wasaarada Maaliyada, iyadoo Xildhibaanada ay ku sii kala qeybsamayaan dooda ku saabsan...

View Article


Mudanayaasha Baarlamaanka oo codka kalsoonida u diiday Miisaaniyada dalka ee...

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow codka kalsoonida u diiday miisaaniyada dalka ee sanadka 2013, iyagoo dib ugu celisay Wasaarada Maaliyada iyo Qorsheynta si dib u habeyn lagu sameeyo...

View Article

Dowlada Liibiya oo amartay in latoogto Tahriibayaasaha Soomaaliyeed ee...

Dowlada Liibiya ayaa amar adag kusiisay ciidamada ilaalada Xuduudaha Dalkaasi in nolosha laga toogto Tahriibayasaha Dalkaasi soo galaya hadii ay arkaaan iyo waliba kuwa kasii baxaya Dalkaasi....

View Article

Kulan Wacyi Gelin ah oo Bosaaso Lagu qabtay(Sawiro).

Kulan lagu Wacyi Gelinayo Muhiimada Diiwaangelinta ayaa Waxaa Maanta Lagu qabtay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Kulankan oo ahaa mid bulshada loogu wacyi gelinaayey muhiimada ay leedaha...

View Article


Wafdi ka Kooban Wasiiro iyo Saraakiil Ciidan ah oo Kismaayo Gaarey.

Wafdi heer wasiiro ah oo ka socda Xukuumada Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose, iyadoo wafdigan ay haatan kulamo kula leeyihiin Saraakiisha ciidamada kala duwan...

View Article

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Jaamacadaha Bosaaso Booqday(Sawiro).

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta  waxa uu booqasho ku tagay Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Muqdisho oo labaduba ka mida qayb Xarumaha Tacliinta Sare....

View Article

Machadka Pidama ee Magaalada Bosaaso oo ay ka qalin Jebiyeen 175-Arday(Sawiro).

 Machadka Pidama oo ah Machadka waxbarasho ee ugu weyn deegaanada Puntland ayaa waxaa ka qalin-jebiyey maanta arday gaaraysa 175-arday oo iskugu jira wiilal iyo Gabadho, Ardaydan ka baxday Machadka...

View Article


Ciidamada Somaliland oo is hor-taagay siyaasiyiin horay xilal uga soo qabtay...

Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa is hor-taagay siyaasiyiin horay xilal uga soo qabtay maamulkaas, kuwaasoo ku soo jeeday magaalada Muqdisho, iyagoo loo diiday inay raacaan diyaarad taagneyd garoonka...

View Article


Ururka Sahal oo Bayaan kasoo saaray diidmada madaxwaynaha DF ee maamul u...

Ururka Sahal waxuu dadwaynaha Soomaaliyeed halkaan ugu soo bandhigayaa warbixin kooban oo ku saabsan hab dhaqanka madaxwaynaha ee la xiriira hab maamuuska dawlada iyo dastuurka fadaraalka, samaynta...

View Article

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo la Kulmay Safiirka Dalka Yemen Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 28 December,2012 waxa uu qaabiley safiirka Yemen u fadhiya Somalia Ambassador Cali Mascuud  iyo xubno ka socdey dalka Yemen oo...

View Article

Madaxweyne Xassan “Ma-istiri Wali Lamaqabsan Habmaamuuskii Baratakoolka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheekh Maxamuud ayaa habeen hore kaqeyb galay martiqaad casho sharaf ah oo ay magaalada Kampala ee dalka Uganda ugu samaysey Haweeneyda...

View Article

18 Soomaali Tahriib ah oo ku Dhimatay Shil Baabuur oo ka dhacay Liibiya.

Sideed iyo toban Soomaali tahriib ah ayaa dhintay, in ka badan labaatanna waa ay ku dhaawacmeen meel u dhaw magaalada Misrata ee dalka Libya kadib markii baabuur ay ku safrayeen uu la qalibmay....

View Article


Nabadoon xalay Gaalkacyo Lagu Diley.

Kooxo hubeysan ayaa xalay nin nabadoon ahaa oo ka mid ahaa odayaasha deegaanka ku dilay magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan dilka. Nabadoonka la dilay ayaa...

View Article

HORUMARKA AY HIGSANAYSO PUNTLAND & DOORKA JAAMACADA BARIGA AFRICA(Video)

HORUMARKA AY HIIGSANAYSO PUNTLAND & DOORKA JAAMACADA BARIGA AFRICA. Waxaan nasiib u yeeshay inaan lakulmo oo aan kuwaraysto barnaamijka Daldhis gudoomiyaha good ee jaamacada bariga Africa Prof...

View Article


Xildhibaan C/weli Gaas oo ka tanaasulay Xubinimadii Baarlamaanka iyo Xubin...

Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka mid noqday Xildhibaanada Baarlamaanka ee la soo xulay bishii Agosto ayaa ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay xilkaas, iyadoo xilkaas...

View Article

Nabadoon Yaasiin C/samad iyo Xubnihii la Xirnaa oo Xabsiga Garoowe laga Sii...

Nabadoon Yaasiin C/samad iyo Xubnihii la xirnaa ayaa Goordhowayd Waxa Laga Sii Daayey Xabsiga weyn ee Magaalada Garoowe. Wararka anuu Ka helayno Garoowe ayaa sheegaya in Goor dhawed xabsiga laga sii...

View Article


Madaxda Dowlada Puntland oo Bosaaso kaga qeybgalay Xaflad lagu soo...

Xarunta Isbitaalka Guud ee Magaalada Bossaso ayaa maanta 29 December,2012 lagu qabtey xaflad balaaran oo lagu soo gabogabeenayey Ololaha Ciribtirka Isku –Furanka Dumarka oo ka socdey dhowaanahan...

View Article

Golaha Baarlamaanka oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Qaybtii Dhinayd ee...

Moqdisho, 29, Dec, 2012….Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiiro ku xigeenada uu dhawaan soo magaacabaay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

View Article

Baaq Nabadeed oo ay Jaaliyadda Puntland Community Organisation Soo Saartay.

Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen xubnaha jaaliyadda Puntland community organisation ee magaalada Gothenburg ,kaas oo  looga hadlay  xaaladda  Puntland ay manta ku sugan tahay. Xubnihii ka soo...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live