Ururka Sahal waxuu dadwaynaha Soomaaliyeed halkaan ugu soo bandhigayaa warbixin kooban oo ku saabsan hab dhaqanka madaxwaynaha ee la xiriira hab maamuuska dawlada iyo dastuurka fadaraalka, samaynta maamul goboleedyada iyo talobixin loo jeedinaayo ummadda Soomaaliyeed ee ku nool deegaamada Jubbooyinka. Madaxwayne Xasan Shiikh oo si cad uga soo horjeestay ku dhaqanka nadaamka Fadaraalka: Waxaan guud [...]
↧