Kooxo hubeysan ayaa xalay nin nabadoon ahaa oo ka mid ahaa odayaasha deegaanka ku dilay magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan dilka. Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabo jiray Goobe aadan, waxaana toogtay labo dhalinyaro oo bastoolado ku hubeysneyd. Goob joogayaal ayaa sheegay in nabadoonka lagu dilay xaafada [...]
↧