Xarunta Isbitaalka Guud ee Magaalada Bossaso ayaa maanta 29 December,2012 lagu qabtey xaflad balaaran oo lagu soo gabogabeenayey Ololaha Ciribtirka Isku –Furanka Dumarka oo ka socdey dhowaanahan Isbitalka. Hayada UNFPA ayaa ka taageereysey Wasaarada Caafimaadka Puntland fulinta mashruucan ,waxana ka soo qaybgalay Madaxweynaha Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ,Wasiirka Caafimaadka Dr.Cali Cabdulaahi ,wasiiro kale ,maamulka gobolka iyo [...]
↧