Nabadoon Yaasiin C/samad iyo Xubnihii la xirnaa ayaa Goordhowayd Waxa Laga Sii Daayey Xabsiga weyn ee Magaalada Garoowe. Wararka anuu Ka helayno Garoowe ayaa sheegaya in Goor dhawed xabsiga laga sii daayey Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad iyo Xubnihii Laxirna oo Mudo toddobaad kabadan ku xirna xabsiga weyn ee Magaalada Garoowe. Nabadoonka oo Warbahiinta Qaar La [...]
↧