Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Xildhibaan C/weli Gaas oo ka tanaasulay Xubinimadii Baarlamaanka iyo Xubin loo Dhaariyay Booskiisa.

$
0
0
Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka mid noqday Xildhibaanada Baarlamaanka ee la soo xulay bishii Agosto ayaa ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay xilkaas, iyadoo xilkaas loo magacaabay xubin cusub. Kulan Baarlamaanka Soomaaliya maanta ku yeeshay Xarunta Golaha shacabka ayaa Gudoonka Baarlamaanka uu sheegay in Xildhibaan C/wali Gaas uu istiqaalo keenay, [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369