Dowlada Liibiya ayaa amar adag kusiisay ciidamada ilaalada Xuduudaha Dalkaasi in nolosha laga toogto Tahriibayasaha Dalkaasi soo galaya hadii ay arkaaan iyo waliba kuwa kasii baxaya Dalkaasi. Mudooyinkii damb e ayaa dalka Liibiya waxaa gaarayay Tahriibayaal aad u fara badan oo Soomaali u badan kuwaa oo ka galayay dalkaasi Xadka Sudan ay lawadaagto Liibiya iyagoona [...]
↧
Dowlada Liibiya oo amartay in latoogto Tahriibayaasaha Soomaaliyeed ee dalkeeda galaya ama ka baxaya
↧