Kulan lagu Wacyi Gelinayo Muhiimada Diiwaangelinta ayaa Waxaa Maanta Lagu qabtay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Kulankan oo ahaa mid bulshada loogu wacyi gelinaayey muhiimada ay leedaha diwaan gelinta oo ay iska kaashanaayeen wasaarada qorshaynta iyo hay,ada UNFBA ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirudowlaha wasaarada qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee dowlada puntland [...]
↧