Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheekh Maxamuud ayaa habeen hore kaqeyb galay martiqaad casho sharaf ah oo ay magaalada Kampala ee dalka Uganda ugu samaysey Haweeneyda Soomaaliyeed ee ka mid ah maalqabeennada ee wadankaas Marwo Aamina Xersi Mooge. Hadaba Maxaan Qoonsadey? markaad baarintaan dheer kusameysid ama aad khibrad uleedahey habmaamuuska Madaxweynayaasha Ma’aheyn in “The Office [...]
↧