Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo la Kulmay Safiirka Dalka Yemen Ee Soomaaliya.

$
0
0
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 28 December,2012 waxa uu qaabiley safiirka Yemen u fadhiya Somalia Ambassador Cali Mascuud  iyo xubno ka socdey dalka Yemen oo wehelinayey. Wafidgan ayaa waxa uu madaxweynuhu kula kulmey xerada Ciidanka Badda Puntland oo ay ku jiraan muwaadiniin u dhashey dalka Yemen oo dhowaan PMPF ay ka soo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles