Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa wali go’aan ka gaari la’ miisaaniyada sanadka 2013, kaasoo ay soo gudbisay Wasaarada Maaliyada, iyadoo Xildhibaanada ay ku sii kala qeybsamayaan dooda ku saabsan miisaaniyada dalka. Inkastoo labadii maalmood ee u dambeysay xaalku ahaa mid adag, ayaa hadana wasiirka maaliyada Maxamuud Xasan Suleymaan oo hor imaanayay baarlamaanka waxaa uu wajahayay su’aalooyin kulul, [...]
↧