GUMEYSIGA QAADKA IYO KA GILGILASHADA GALMUDUG. In kabadan 7 sano ayaan qaylo dhaan ,waaaweey iyo ariga weerbaa kujira ( QAADKA ) ugu qaylo dhaaminaynay shacab weynaha Soomaaliyeed iyadoo shacabku si buuxda usoo dhaweeynayeen ayaa waxaad moodaa in madaxda iyo masuuliyiinti ay dhagaha kafureysteen indhahanna ka daboosheen iyagoo aad moodo inay ka baqayaan dowladaha dariska ah oo [...]
↧