Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Machadka Pidama ee Magaalada Bosaaso oo ay ka qalin Jebiyeen 175-Arday(Sawiro).

$
0
0
 Machadka Pidama oo ah Machadka waxbarasho ee ugu weyn deegaanada Puntland ayaa waxaa ka qalin-jebiyey maanta arday gaaraysa 175-arday oo iskugu jira wiilal iyo Gabadho, Ardaydan ka baxday Machadka Pidam ayaa waxay mudo 2-sano baranaayeen Maamulka Ganacsiga (Business Administration). Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa loo qabtay qalinjabinta ardaydaan waxaana kasoo qayb galay masuuliyiin kala duwan [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles