Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Muqdisho oo labaduba ka mida qayb Xarumaha Tacliinta Sare. Wasiiro iyo Xubno ka mida Madaxtoyada ayaa wehelinayey Dr.Farole ,waxana ay la kulmeen maamulka ,ardeyda iyo shaqaalaha labada Jaamacadood oo uga waramay heerka ay mareyso waxbarashadu iyo caqabadaha [...]
↧