Xarakada Al-Shabaab ee Ka Arimisa Gobolka Galgaduud ayaa ku guuleysatay qaboojinta dagaal u dhaxeeyay labo Beel oo walaalo ah oo dhowaan ka dhacay Deegaano katirsan Gobolka Galgaduud. Al-Shabaab ayaa ciidamo tiro badan kala dhax dhigay labada Beel ee Duduble iyo Saleemaan oo ku dagaalamay Deegaanka Baadiyaha ah ee Miiraanyo iyo deegaano kale oo ku dhow [...]
↧