Waxaa maanta oo isniin ah xubin xildhibaanimo loo dhaariyay Axmed Cigaal Cawaale oo mar soo noqday wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Ciyaaraha Puntland. Xildhibaan Cawaale ayaa buuxin doona booskii uu beeneeyay xildhibaan C/ Weli Muuse Shirre (Dhamuuke) oo dhawaan warqad is-casilaada horgeeyay Baarlamaanka Puntland. Xildhibaankan cusub ayaa lagu dhaariyay xarunta barlamaanka Punland [...]
↧