Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Agaasimihii Guud ee Hay’adda Daryeelka Bulshada Puntland oo Shaqadii Laga Joojiyey.

$
0
0
Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlada Puntland G.C/samad Cali Shire ayaa Waxa Maanta  Shaqadii Si Kumeel Gaar ah  Looga Joojiyey Agaasimihii Guud ee Hay’adda Daryeelka Bulshada Puntland Mudane Ismaaciil Aadan Diiriye. Halkan Hoose ka Akhriso Wareegtada Shaqada Looga Joojiyey Ismaaciil Aadan Diiriye: Ku:Agaasimaha Guud ee Hay’adda Daryeelka Bulshada . Uj:Shaqo Joojin Kumeel Gaar [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles