Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta loo qeybiyay Miisaaniyada sanadka 2013-da.

$
0
0
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa loo qeybiyay miisaaniyada sanadka 2013-da, kaasoo ay soo diyaarisay Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya. Wasiirka Maaliyada Maxamuud Xasan Suleymaan oo maanta hor-tagay Xildhibaanada baarlamaanka ayaa u faah faahiyay miisaaniyada dalka sanadka 2013-da iyo sida ay u soo jaangooyeen, isagoo ka dalbaday Xildhibaanada inay soo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles