Kulan Ballaaran oo Looga Hadlay Dhibaatada Burcad Badeeda ayaa Maanta Waxa uu ka furmay Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiirka dekeddaha iyo la-dagaalanka burcad badeeda Eng.Siciid Maxamed Raage ,wasiirka cadaalada Dr Cabdi Khaliif Ajaayo ,wasirka dhalinyarada Cabdiweli Indhoguran ,xildhibaano, gudomiyayaasha gobolada iyo degmooyinka Puntland,culimo,ururada bulshada rayidka oo haweenka [...]
↧