Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Ciidamada Kala Duwan ee Dowlada Puntland oo Xaflad Dhiiri Gelin ah Bosaaso Loogu qabtay(Sawiro).

$
0
0
Ciidamada Kala Duwan ee Dowlada Puntland ayaa Xaflad Dhiirigelin ah Xalay Loogu qabtay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Xarunta Madaxtoyada Puntland ee magaalada Bossaso ayaa habeenimadii xalay lagu qabtey xaflad balaaran taasi oo lagu dhiirigelinayey laguna wacyigelinayey ciidamada Kala Duwan ee Dowlada  Puntland. Taliyaha Guud ee ciidamada difaaca Puntland Gen,Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles