Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay Diyaar u yihiin wada Hadaladii Dowlada Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliland Dr Max’ed C/llaahi Cumar oo warbaahinta la hadllayay ayaa sheegay in maamulka Soomaliland uu diyaar u yahay wada hadal ay la galaan dowladda Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in aan wali la isla soo qaadin xiliga ay wada hadallada bilaabanayaan [...]
↧