Ka dib markay jaaliyaddu iska aragtay, kana shireen, waxna is dheheen arrimaha nabad gelyo iyo siyaasadeed ee ka taagan deegaanada Puntland, jaaliyaadu waxay isla garteen inay lagama maarmaan tahay in jaaliyaddu ay fikirkooda ku biiriyaan xukuumadda iyo shacabka Puntland. Sidaas daraadeed jaaliyaddu waxay isla garteen qodobadaan soosocda: 1. Jaaliyaddu waxay si buuxda oo 100% ah [...]
↧