Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland ayaa Maanta waxa lagu qabtay mashruuca Loogu Magacdaray Waxbarashadu waa iftiin “Education is Light”oo ay maalgelinayso Midowga Yurub,waxaana fulintiisa iska kaashaynaya wasaarada waxbarshada Puntland,& haya’daha ay hormuudka u tahay Care international oo ay ku jiraan SC,ADRA iyo Jaamacada VU Amsterdam. Mashruucan ayaa Midawga Yurub EU waxay ku bixinaysaa lacag [...]
↧