Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa dhameystiray Golihiisa Wasiirada, iyadoo maanta wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa lagu magacaabay Wasiiru dowlayaasha iyo wasiir kuxigeenada ka mid noqonaya Golahiisa Wasiirada. Wasiir dowlayaasha ayaa ka kooban 5-wasiiru dowle, halka Wasiir kuxigeenada ay dhan yihiin 20-wasiir kuxigeen, inkastoo min labo wasiir kuxigeen ay isugu jiraan wasaarad walba. Xubnaha [...]
↧