Shir ballaaran oo ay yeesheen Jifi ka mid ah Beesha Ciise Maxamuud ayaa waxaa looga hadley qoraal la sheegey in uu ahaa Been abuur kaas oo la faafiyay, waxaana shirkan joogey Nabadoono iyo Waxgarad badan oo si been ah loogu saxiixey qoraalkaasi looga soo horjeedey sanadka soo socda ee jiritaanka Dawladda uu hogaaminayo Dr. Faroole, [...]
↧