Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ka qeybgalay Munaasabad lagu qabtay Garoonka diyaaradaha Ee Magaalada Bosaaso(Sawiro).

$
0
0
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta  ka qaybgalay munaasabad ka Lagu qabtay  Garoonka Diyaaradaha Bossaso oo looga dhawaaqey balaarintiisa. Wasiiro ka tirsan maamulka ,odayaasha dhaqanka gobolka ,Ganacsato iyo masuuliyiin ka socotey dalka Talyaaniga iyo hayada Qaramada Midoobey u qaabilsan fulinta mashaariicda UNOPS oo qabanaysa hawsha dhismaha Garoonka Bossaso. Dr.Cabdiraxman Farole ayaa bilowgi [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Latest Images

Trending Articles