Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Hambalyo Dhalasho oo Farxad Leh.

$
0
0
Hambalyo Dhalasho. Taariikhdu Markay Ahayd 07-12-2012  Waxaa Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Deegaanka Somalida Ethiopia Uu Dhowaan Wiil Ugu Dhashay :Bashiir Shiikh Cumar     Iyo       Hibo Xasan Axmed Waxaana Wiilkaasi Loo Bixiyay <<< C/caziiz Bashiir Shiikh Cumar>>>>. Waxaanu Leenahay Bashiir Iyo Xaaskiisa Hibo , Ilaahay Wiilkiina ha Idiinka dhigo , Wiilkii Anfaca dadkiisa , Dalkiisa Iyo Diintiisa Intaba. C/casiis Bashiir [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Latest Images

Trending Articles