Baarlamaanka Soomaaliya ayaa fadhi uu maanta ku yeeshay xarunta Golaha shacabka waxaa ku hortagay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi. Kulanka Baarlamaanka oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa su’aalooyin ku aadan howlaha wasaaradahooda laga weydiiyay labada Wasiir. [...]
↧