Faallo:- Shirqoolka Damujadiid iyo Ismoogaysiinta Madaxwayne Gaas.
Waxay ummada madaganayaasha Geeska Africa ee Soomaaliyeed Dowlad la aan ahaayeen ilaa 26/01/1991 kii markaas oo uu Madaxwayne Maxamed Siyad Barre Muqadisho isagaba baxay, waana mudo ku siman 24 sano.....
View ArticleSiyaasi Dr. Axmed Cumar Gaagaale oo Dowladda Federalka ugu baaqay in ay ka...
Siyaasi Dr. Axmed Cumar Gaagaale oo Dowladda Federalka ugu baaqay in ay ka fiirsato Maamul u sameynta Gobolka Hiiraan. Siyaasi Dr. Axmed Cumar Gaagaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka...
View ArticleIdaacadaha SHABELLE iyo SKY-NEWS oo Maanta Albaabada La isugu dhuftay.
Ciidamada Nabad sugidda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa barqadii maanta gudaha u galay Xarunta ay degan yihiin Idaacadaha Shabeele iyo SKY oo kamid ah Idaacadaha madaxabanaan ee Magaalada...
View ArticleMadaxda Dowladda Oo Ku Hawlan Sidii Lagu Soo Magacaabi Lahaa Gudoomiyaha...
Madaxda Dowladda Federalka ee Somaliya, ayaa waxay ku hawlan yihiin sidii loo soo magacaabi lahaa bedelka Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Abukaate Ceydiid C/laahi Ilka Xanaf. Toddobaadkaan waxaa...
View ArticleMudaaharaado Waaweyn oo Jabuuti ka dhacay(Sawiro).
Waxaa Maanta ay taariikhdu tahay 16-08-2014 ka dhacay Magaala Madaxa Jabuuti mudaharaado waaweyn oo lagu codsanaayay in Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle taabo gasho wada hadalkii uu sheegay in uu la...
View ArticleDowladda Somaliya Oo Xabsiga Dhigtay Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Wadajir...
Waxaa xalay Magaalada Muqdisho lagu xiray Axmed Xasan Cadow (Axmed Daaci), Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir ee Maamulkii Tarsan, waxaana la xiray mar qaab wada hadal ah loogu keenay Madaxtooyada...
View ArticleAkhriso Warbixinta Waxqabadkii Todobaadkii tegay ee Dowlada Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
View ArticleShirweynihii Labaad ee Beelaha Warsangeli oo Xingalool lagu qaban Doono.
Shirweynihii Labaad ee Beelaha Warsangeli Harti ayaa Bartamaha Bishan Augusto lagu qaban doonaa Magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag. Shirkan oo lagu Magacaabo Guuleed-2 ayaa waxa kasoo qeybgalaya...
View ArticleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta soo saaray war-murtiyeed ku aadan...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iiusl Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed,...
View ArticleMaamulka Degmada Bosaaso oo Bilaabay Barnaamij Horumarineed(Sawiro).
Magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa laga hirgaliyay Barnaamij lagu magacaabo Darisaynta xaafladaha. Barnaamijka ayaa waxaa lagu furay xaafalada Girible B oo ka mid ah 16-ka Xaafadood ee...
View ArticleWafdi Uu Hogaaminayo Ugaas C/laahi Ciise Nuur Oo Maanta Lagu Soo Dhoweeyey...
Wafti balaaran oo uu hogaaminaayo Ugaas C/laahi Ciise Nuur ayaa maanta soo gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland. Waftigaan oo u badnaa isimo kasoo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo cayn...
View ArticleMaamulka KMG ah ee Jubba oo qabanaya shir dib u heshiisiin ah.
Guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta maamulka KMG ah ee Jubba Cabdi Baaley Xuseen ayaa sheegay in maamulkiisa uu wado dadaallo leysugu keenayo beelaha wada dega Jubbooyinka si looga shaqeeyo nabadda...
View ArticleSoomaaliya iyo Kenya oo isku Afgaran la’ dib u Celinta Qaxootiga Soomaalida.
Dowladdaha Soamaaliya iyo Kenya ayaa isku maandhaafsan halka uu ka dhacayo kulan looga dhawaaqayo hirgelinta heshiiskii sadex geesoodka ahaa ee arinta dib u celinta khaxootiga Somalida ee Kenya ku...
View ArticleDavid Cameron oo ka digay Khatar ka imaan karta Dagaalyahaniinta ISIS.
Ra’iisalwasaarha Britain, David Cameron, ayaa sheegay in Britain ay diyaar u noqotaa inay qaado talaabo milatari si ay iga hortagto waxa uu ugu yeeray mabda casri jaahil ah. Isagoo dhambaal ku qoray...
View ArticleNicholos Kay oo Yimi Puntland lana kulmay Madaxwaynaha Dowladda Puntland...
Wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Somaliya Danjire Nicholos Kay ayaa maanta soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland . Soo dhaweyn loogu sameeyay Garoonka...
View ArticleKulan Ardayeed Hargaysa lagu qabtay(Sawiro).
Hargaysa waxaa maalintii jimcaha salaadii casar kadib ku qabsoomay hoolka shirarka ee jaamacadda bader ee caalamiga ah 19/10/1435 kuna beegan 15/8/2014 kulan guud oo ay yeesheen ardayda ka baxday...
View ArticleRa”iisulwasaare Cabdiweli oo maanta kulan qado ah la qaatay ururada bulshada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kulan qado ah u sameeyay qeybaha bulshada Rayidka ah isaga oo la tashi ballaaran kala sameeyay...
View ArticleMadaxwayne Gaas oo ka qayb galay Xuska Sanad guuradii koowaad ee ka soo...
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland kaga qayb galay Xaflad lagu weynaynayay Sanad guuradii koowaad ee ka soo...
View ArticleMAXAAD KA TAQAAN CUDURKA EBOLA?.
MAXAAD KA TAQAAN CUDURKA EBOLA? Ebola waa cudur halis ah kaas oo uu sababo nooc kamida Virusyada, wuxuu sabaab dhiigbax gudaha iyo dibada. Markuu cudurku ku faafayo jirka waxuu dhaawacaa difaaca jirka...
View ArticleNickolas Kay Oo Maanta Garoowe Kula Kulmay Isimada Puntland.
Ergayga Gaarka ah ee Xoghataha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Ambasador Nickolos Kay ayaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland kulan kula leh Isimada iyo Ururada bulshada Raydika...
View Article