Maraykanka oo Kordhiyay Duqaynta Ciraaq.
Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa sheegay in madaxweyne Obama uu amar ku bixiyay in la sii kordhiyo duqaynta dhinaca cirka ee ay ciidamada Maraykanku ka fulinayaan waqooyga Ciraaq. Ujeedada amarkan ayaa...
View ArticleDanjire Nicholas Kay oo Hargaysa gaarey.
Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa saaka gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska UNSOM....
View ArticleFadlan Caawa dhibane dhibataysan oo sugan Boosaaso(Sawiro).
Wiil dhalinyaro ah oo dhaawac uu kasoo gaaray weerar qarax ahaa oo shantii bishii 12-aad ee sanadkii hore ka dhacay afaafka hore xarunta Al-xayaad ee magaalada Bosaaso ayaa darruuf adag ay kasoo...
View ArticleRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Guddi U Magacaabay Wixii Ka Dhashay...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federalka ee Somaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in uu Guddi u magacaabay weerarkii Jimcihii lagu qaaday hoygii uu Degmada Wadajir ka...
View ArticleBoqor Burhaan oo ka Xanaaqay Kulamadii shalay Garoowe ka dhacay.
Boqor Burhaan ayaa ka xanaaqay kulamaddii Garowe,isagoona ku laabtay xarunta Isbedel doonka Puntland ee Qardho. Galinkii danbe ee shalay ayuu dib ugu laabtay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka...
View ArticleGaraad C/laahi Cali oo Khudbad Qiimo Leh ka jeediyey Xafladii UNSOM ee...
Garaad C/laahi Ciid Afhayeenka Isimada Deegaanada Puntland ayaa Khudbad qiimo badan waxa uu ka Jeediyey Xaflad shalay lagu qabtay Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland,taas oo lagu Xusayay...
View ArticleRa’iisul W. Cabdiwali oo xalay kulan xog waraysi ah la yeeshay Agaasimayaasha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa xalay kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho, Kulanka ayaa...
View ArticleQaramada Midoobey:-Waxaa jira dad badan oo aanan helin gargaar bani’aadannimo
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay jiraan dad badan oo ay heysato dhibaato bani’aadannimo oo ku nool caalamka, iyagoo aanan heysan dawo, cunno, biyo, iyo hooy, kuwaasoo dagaallo ku barakacay....
View ArticleXildhibaan C/risaaq CIsmaan Xasan(Jurille) oo Tacsi Udirey Qoyskii iyo...
Xildhibaan Proff.C/risaaq Cismaan Xasan(Jurille) ayaa Tacsi udirey Qoyskii,Qaraabadii iyo Asxaabtii Gaar ahaan Coll.Cumar Xaaji Afcase iyo Shamso Xaaji Afcase Geeridii ku timid Hooyadood oo shalay ku...
View ArticleWar Deg Deg Ah:-Raali gelin ku Socota Akhristayaasheena Sharafta Leh.
Dhamaan Akhristayaasheena Sharafta Waxaan ka raali gelinaynaa dib u dhaca ku yimid Wararkii Webka Raadreeb.com. Webka Raadreeb ayaa Waxa ku Socota Shaqo Culus oo dhinacyada Desin.ka webka Ah. Shaqada...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiwali oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa saaka ka qayb galay shir ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, oo looga...
View ArticleAkhriso Warmurtiyeed ka soo baxay wadatashigii u dhexeeyay dowladda Puntland...
Kadib markii maalamahan uu kullan wadatashi ah uga socday magaalada Garoowe ee caasimada puntland Madaxda Dowladda Puntland iyo Mudanayaasha Barlamanka Fadaralka ugu jira Puntland ayaa waxaa maanta...
View ArticleMadaxwayne.Gaas oo ka qayb galay Kullan lagu taageerayay Go,aamadii ka soo...
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland gaar ahaa Xarunta Cilmi Baarista Puntland(PDRC) kaga qayb galay Kullan lagu...
View ArticleMaxkamada Ciidamada Soomaaliya Oo Maanta Xukuno Kala Duwan Ku Riday 13-Nin Oo...
Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida Somaliya, ayaa waxay galabta u fariisatay dhageysiga dacwad ciqaabeedka 13 nin oo ka tirsan dagaal-yahanada Ururka Al Shabaab, oo muddooyinkaan dambe...
View ArticleCiidamada Booliiska ee dalka Kenya oo Xadgudub lagu Eedeeyey.
CIIDAMADA BOLIISKA KENYA EE LADAGAALANKA ARGAGIXISADA AYAA WAXA LAGU EEDEEYAY XADGUDUB. Hay’adaha udooda xuquqda adanaha ayaa sheegay inay hayaan cadaymo xood badan oo sheegaya in boliska Kenya qaybta...
View ArticleCaddeyn ku aadan falkii 15ka Agoosto 2014 ee lagu xiray Idaacadaha Shabelle &...
Xeer Illaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Dahir ayaa caddeyn ka bixiyey ku aadan falkii 15ka Agoosto lagu soo xiray Idaacadaha Shabeele iyo SKY FM iyo qaar ka mid ah shaqaalaha labadaas...
View ArticleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo ku baaqay in laga wada qayb-qaato gurmadka...
Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee...
View ArticleNicholas Key”Somaliland Kama Madax Banaana Soomaaliya”
Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Arimaha Soomaliya Mr.Nicklos kay oo Hargeysa ku sugan ayaa wareysi uu siiyey Horn CABLE TV wuxu ku sheegay inaysan Qaramada Midoobay Somaliland u arkin Dal ka...
View ArticleSweden:- Akhriso Qorshaha Siyaasadeed ee Musharax C/risaq Maxamed Xuseen.
Sweden: Qorshaha siyaasadeed ee musharax C/risaq Maxamed Xuseen. Kusoo dhowaada waraysi aan la yeelanay Siyaasi, musharax C/risaq Maxamed Xuseen. Waraysiga waxaa uu C/risaq ku sharaxayaa barnaamijkiisa...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiwali ayaa maanta kulan qado ah la qaatay xildhibaanda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta la qaatay kulan qado ah oo ay ku kala warqaadanayeen xidhibaanada baarlamaanka ee ku sugan magaalada Nairobi....
View Article