Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Garaad C/laahi Cali oo Khudbad Qiimo Leh ka jeediyey Xafladii UNSOM ee Magaalada Garoowe(Video).

$
0
0

mqdefaultGaraad C/laahi Ciid Afhayeenka Isimada Deegaanada Puntland ayaa Khudbad qiimo badan waxa uu ka Jeediyey Xaflad shalay lagu qabtay Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland,taas oo lagu Xusayay Sanadguuradii Kowaad ee kasoo Wareegtay Xiligii La Aasaasay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM .

Garaad Cali Ciid ayaa ka hadlay Arimo Dhowr ah oo ay ka Mid ahaayeen :-

1-Nidaamka Federaalka.

2-Mowqifka Shacabka ku dhaqan Gobolada Sool iyo Sanaag.

3-Maamulka la sheegay in loo dhisay Gobolada Dhexe.

Halkan Hoose ka Daawo Khudbadii Garaad Cali Ciid ee Magaalada Garoowe.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles